SHEEKADA GUUSHA BILL GATE

BILL GATE waxa uu ahaa will xishood badan oo Amusan oo aad ujecel in uu wakhti ku qato qoolkiisa oo uu ku akhriyo bugaag saacado badan sababtoo ah wuu yaraa da'diisa inta badan waxa lagu xoogsheegtay yaraantiisii sidaa darteed waxa uu ku soo koray sidii ilmo is dhexgal oon xidhiidh lalahayn dugsiga sare , asalkiisii waxa qurshayn jiray in uu dhigo xisabta lakin tasi waxay ahyd ilaa saxiibki paul allen uu ku qanciyay in uu sii wato xirfadda barnamijyada kombuyuutarka hadaba bill gates si degdeg ah ayuu u qaatay taladiisii wuxuuna qoray barnaamijkiisi ugu horeeyay ee computerka isagoo 13 jir ah balse walidkii kuma farxin waxay u maleeyeen qorshayaal kale ilmahooda waxay doonayeen inuu galo xirfada sharciga si uu waalidkii ugu farxiyo ,wuu aaday. harvard si uu sharciga u barto balse waxauu is arkay in uu waqti badan ku qaato kombayuterka marka loo eego fasalka taasna waxa ay sabab u ahayd in uu aad ugu farxay markii hore uu codayn...