SHEEKADA GUUSHA BILL GATE

 BILL GATE waxa uu ahaa will xishood badan oo Amusan oo aad ujecel  in uu wakhti ku qato qoolkiisa oo uu ku akhriyo bugaag saacado badan sababtoo ah wuu yaraa da'diisa inta badan waxa lagu xoogsheegtay  yaraantiisii sidaa darteed waxa uu ku soo koray sidii ilmo is dhexgal oon xidhiidh lalahayn dugsiga  sare , asalkiisii waxa qurshayn jiray in uu dhigo xisabta lakin tasi waxay ahyd ilaa saxiibki paul allen  uu ku qanciyay in uu sii wato xirfadda barnamijyada  kombuyuutarka hadaba bill gates si degdeg ah ayuu u qaatay  taladiisii wuxuuna qoray barnaamijkiisi ugu horeeyay ee computerka isagoo 13 jir ah balse walidkii kuma farxin  waxay  u maleeyeen qorshayaal kale ilmahooda  waxay doonayeen inuu galo xirfada sharciga si uu waalidkii ugu farxiyo ,wuu aaday. harvard si uu sharciga u barto balse waxauu is arkay in uu waqti badan ku qaato kombayuterka marka loo eego fasalka taasna waxa ay sabab u ahayd in uu aad ugu farxay markii hore uu codaynayey sharciguna ma ahyn wax uu ku farxo . marka waxa la gadhay xiligii uu dhiiranan laha  waxa uu ka baxay jamacade  harvad  si uu riyadisa uu sii wado waxa uuna microsoft la sameeyay saxiibki  caruurnimadi  paul  allen  lakin wax walba muu hagaagin  marki hoe shirkaddu waxay laadaalo dhacays dhaaqale xuumo  qaar ka mid ah  macaamishooda  ayaa kacday  sida darteed bill gates  waxa uu la kulmay  caqabado badan  iyo caqabado ku waa jahan  wadaddi uu mari laha guusha  iridaha inankiyara ee bill gate in ka badan marki uu siidayay  daqdaha marka la socon dono  90% dhamaan kombutarada  lakin waxay ahyen daqadaha qaldan  waxanay ku dhamaden ku dhawad 10% kombuyuutar  manay noqon wexe uu filayay bill gate waxanay ku noqotay dib udhac  weyn  lakin shirkada microsofty  kadiib sacado dhaadheer iyo sanadaba  shaqo adag  qadatay daqadihi labad la sii dayay waxa ka mid ahayd micriosfty  word iyo excel  ayaa laso bandhigay. guusha ganacsi iyo kacanka dunida  ugu danbaynti 90% kombiyuutarada  daqadaha bilka iridaha ayaa noqday billionaire  markuu daa diisu ahayd 31 sano jir  8 sano kadib wuxu noqday ninka ugu qanisan dunida  iyaado lo maray bill& melinda  gates foundation  waxa uu ku deeqay in ka badan$45 billion . bill gate waa mid kamid ah  dadka ugu guulaha badan dunida . waxa jira waxyabo badan oo laga baran karo sheekadisa.







Comments